Maxkamad kutaala Hargeysa oo Xukun ku riday Wariye Cabdimaalik Coldoon 

Maxkamad kutaala magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa saakay xukun adag oo xabsi ah ku riday Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo maalmihii lasoo dhaafay ku xirnaa xabsi kuyaala Hargeysa. Cabdimaalik Coldoon ayaa lagu helay dambi ah in uu wax ka sheegay Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo sidoo kale Iskuul kuyaala magaalada Hargeysa … Continue reading Maxkamad kutaala Hargeysa oo Xukun ku riday Wariye Cabdimaalik Coldoon